Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Waraysiyada

DHAGEYSO+SAWIRO:- Dr Maxamed Jaamac Salaad oo Aas Qaran loogu sameyeey Magaaladda Gaalkcyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa Aas qaran loogu sameyey Marxuum Maxamed Jaamac Salaad oo ahaa gudoomiyihii Dhaqaatiirta Puntland sidoo kalana ahaa gudoomiyaha gudiga

Continue Reading »

Qeybta Waraysiyada

DHAGEYSO:-Odoyaasha Gobolka Sool oo Baaq De deg ah ka soo saaray dagaal ka dhacay buuhoodle

Waxaa maanta magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Kulan ku yeeshay Waxgaradka iyo Odayaasha magaalada Kuwaasi oo si adag uga hadlay Colaada kasoo Kasoo Cusboonaatay

Continue Reading »

Waraysiyada Archives

Akhriso:-Faah faahin laga helayo Dagaalk u dhaxeeyay Khaatumo & Somaliland oo buuhoodle ka dhacay
- Aug 19, 2017
Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Maleeshiyaad kala taageerayey maamullada Khaatumo iyo sidoo kale Somaliland ayaa la sheegay ...
SAWIRO:-Wasiirka maaliyada Puntland oo kormeeray degmada Tukaraq & fariisimada Ciidanka difaaca Puntland
- Aug 19, 2017
Wasiirka Maaliyada Dowladda Puntland Cabdulaahi Siciid Caarshe dhaqaaje ayaa  kormeer shaqo ku tagay xarumaha ay dagan yihiin ciidamda Difaaca dawladda Puntland ee gobalka Sool iyo kastamka canshuuraha Turkaraq. Wasiirku waxaa uu ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Dalladda Dhalinyarada Puntland ee PYAN Oo Soo Dhoweyn U Samaysay Wasiirada Dhalinyarada ah
- Aug 19, 2017
Dallada Dhalinyarada Puntland PYAN oo kaashanaysah Hay,ada Care ayaa kulan Qado  sharaf ah ugu samaysay garoowe wasiiradda cusub ee ku jira xukuumada Puntland,gaar ahaan kuwa dhalinyarada ah. Kulanka oo u jeedadiisu ...
DHAGEYSO:- Senator Jurile oo taageeray go’aanka ay dawladda Puntland Khilaafka Khaliijka kula safatay Sacuudiga & Imaaraadka
- Aug 19, 2017
Senator Prof Cabdiraaq Jurile ayaa  taageeray go’aanka ay dawladda Puntland Khilaafka ka taagay Khaliijka kula safatay isbahaysiga Sacuudiga & Imaaraadka ay hogaaminayaan. Senator Jurile ayaa  ayaa sheegay in go’aanka dhexdhexaadnimada ee ...
DHAGEYSO:-Magacyada Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Soomaaliland
- Aug 19, 2017
Xoghayaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa waxaa uu shaaciyey liiska xildhibaanada u sharaxan kursiga gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada oo banaan [playlist ids="184928"]
DHAGEYSO:-Ciidanka dowladda iyo kuwa Cadaan ah oo la wareegay deegaanka Bariire
- Aug 19, 2017
Ciidamada Dowladda Soomaaliya o garab ka helaya kuwo Cadaan ah ayaa Maanta la wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose weerar ku qaaday ciidamo ...
DHAGEYSO:-Dad Xoolo dhaqato ah oo lagu dilay Gobolka Mudug
- Aug 19, 2017
Wararka laga  heleyno deegaanka Qarqoore ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay dad Xoolo dhaqato ah,islamarkaana laga dhacay  Xoolo ay la  haayeen sida ay sheegayaan dadka ...
SAWIRO:-Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada oo La Dhaariyey
- Aug 19, 2017
Waxaa xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland lagu dhaariyey Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee xiriirka Goleyaasha, ahna Af-hayeenka Madaxtooyada Cabdullahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel) oo uu Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed ...

« Previous PageNext Page »