Madaxwayne Farmaajo oo ku dhowaaqay Xiliga shirka Muqdisho Furmayo iyo Maamulada oo lagu Casuumay

Madaxwayne Farmaajo oo ku dhowaaqay Xiliga shirka Muqdisho Furmayo iyo Maamulada oo lagu Casuumay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo ayaa ku casuumay madaxda dowladaha xubnaha ka ah federaalka in ay ka soo qeyb galaan shir ay u dhanyihiin Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan ayaa la sheegay in lagu lagu dhammeystirayo hanaanka doorashooyinka dalka, iyadoo uu saldhig u yahay heshiiskii Samareeb-3. waxaana shirkaasi uu qabsoomayaa…

Read More
Back To Top