Madaxwayne Farmaajo oo ku dhowaaqay Xiliga shirka Muqdisho Furmayo iyo Maamulada oo lagu Casuumay

Madaxwayne Farmaajo oo ku dhowaaqay Xiliga shirka Muqdisho Furmayo iyo Maamulada oo lagu Casuumay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo ayaa ku casuumay madaxda dowladaha xubnaha ka ah federaalka in ay ka soo qeyb galaan shir ay u dhanyihiin Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan ayaa la sheegay in lagu lagu dhammeystirayo hanaanka doorashooyinka dalka, iyadoo uu saldhig u yahay heshiiskii Samareeb-3. waxaana shirkaasi uu qabsoomayaa…

Read More
Cabdiqaasim Salaad Xasan oo diray fariin muhiim ah, ka hor furitaanka shirka Muqdisho

Cabdiqaasim Salaad Xasan oo diray fariin muhiim ah, ka hor furitaanka shirka Muqdisho

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee dalka Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo is mari-waaga u dhexeeya madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleeyada dalka. Cabdiqaasim ayaa kula taliyey madaxda dowladda dhexe iyo kuwa kale ee dowlad goboleedyada, gaar ahaan Puntland iyo Jubbaland in xalka laga…

Read More

Why is Hello Kitty So Popular Among Young American Girls?

Hello Kitty’s Global Appeal When a charming white kitten with a red bow and no mouth was introduced by the Japanese company Sanrio in 1974, nobody could have predicted the incredible popularity and enduring appeal of Hello Kitty. Today, Hello Kitty stuff extends from plush toys and clothing to jewelry, home décor, and even high-end fashion collaborations. But…

Read More
Back To Top