Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Arrimaha Jaaliyadaha

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.

Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga cabanayaa qiimaha dolllar oo kor u kacay iyagoo carabka ku dhuftay

Continue Reading »

Qeybta Arrimaha Jaaliyadaha

DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?

Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in aysan ka laaban doonin go’aanka ay Xilka kaga qaadeen Madaxweynaha Maamulka

Continue Reading »

Arrimaha Jaaliyadaha Archives

DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka AMISOM ay u geysanayaan Bulshada Soomaaliyeed. Shacabkaan oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa waxaa ay sheegeen in ...
Dhageyso:-Caqabad hortaagan Maamulka jubbaland oo la soo bandhigay
- Jan 16, 2017
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo la hadley xildhibaanada Jubbaland ayaa ka waramey arrimo ku saabsan caqabadaha maamulkiisa ka haysta kala xirnaashaha deegaanada Jubbaland, arrimaha amaanka magaalada Kismaayo iyo ...
Dhageyso:-Waqtiga la dooranayo Guduunka Aqalka Sare oo la shaaciyay
- Jan 16, 2017
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Dalka ayaa doortay Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Aqalka Sare, kuwaas oo ka kooban Lix xubnood. Guddigaan ayaa waxaa looga fadhiyaa diyaarinta Doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo ...
DHAGEYSO: Shariif Xasan “Balanta ayaa la iiga baxay
- Jan 16, 2017
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay Magalaada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Xildhibaanada Koonfur Galbeed in ...
DHAGEYSO: Dagaal dhexmaray Puntland iyo Shabaab
- Jan 16, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanada Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in xalay saqdii dhexe Degaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari uu ka dhacay Dagaal xoog leh oo geystay khasaare kala ...
DHAGEYSO: Maxay xildhibaanada cusub ka baran karaan Xildhibaanadii hore
- Jan 16, 2017
Xildhibaan hore Maxamed Cumar Maxamuud iyo Xildhibaan Nadiifo Maxamed Cusmaan oo labaduba ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaankii 9-aad oo wareysi siiyay TV-ga Somali-cable ayaa waxa ay ka hadleen shuruucyihii ay qabyeeyeen ...
MUUQAAL:-Jawaar”Hal Arin ayaa hortaagan doorashada madaxweynaha soomaaliya
- Jan 15, 2017
    https://www.youtube.com/watch?v=wJ02h8MKCnY
Akhriso:-Madaxweyne Siilanyo Oo Hada War Saxaafadeed Soo Saaray , Wax Ka Bedelna Ku Sameeyey Magaca Mid Ka Mid Wasaarada Somaliland
- Jan 15, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/WM/222-4481/012017 uu Wasaaradda Cadaaladda kaga wareejiyey Maamulka Shaqaalaha iyo Miisaaniyadda Maxkamadaha Hoose, Kaaliyayaasha, Gaadhsiiyayaasha iyo Adeegayayaasha ka ...

Next Page »