Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qeybta Waraysiyada

MUUQAAL:Qisadii Hajirah iyo Biyaha Zamzamka – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (2)

Assalamu Calykum Sowmkan Allah ha inaga aqbalo…Aaamiin Barmaamijkan waxa aan ku eagaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya isla markaana ay muhiim tahay in ay ogaadaan dhamaanba

Continue Reading »

Waraysiyada Archives

DHAGEYSO: Kudhawaad 15 Qof oo Cudur ugu geeriyooday Xabsi ku yaalla S/Land
- May 29, 2017
Waxa Xaalad Caafimaad Daro laga soo sheegayaa Xabsiga Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer. Jeelka ama Xabsiga ku yaalla Burco ayaa Maxaabiista ku jirta waxa ay hadda wajahayaan Xaalad Caafimaad Xumo. Waxaa la ...
DHAGEYSO: Howlgal ka bilaabanaya Gedo
- May 29, 2017
Taliyaha Guutada 9-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ee Gobolka Gedo Gaashaanle Dhexe Maxamed Cadow Caalin ayaa ka warbixiyay Howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab. Taliyaha ayaa sheegay in uu bilowday Wejigii ...
DHAGEYSO: Madaxda ka qeyb galeysa Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug
- May 29, 2017
Madax kala duwan oo ka socda dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamul goboleedyadda ayaa lagu waddaa in ay ka qeyb galaan Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo lagu qabanaayo Magaalada Cadaado. Madaxda ...
TOP DHAGAYSO:-Xildhibaan Maxamad Cali Yuusuf oo si kulul uga hadlay xil ka qaadistii xildhibaanada Jubbaland ku sameeyeen+Documents
- May 29, 2017
Marka hore waan iskiin-barayaa oo magaceygu waa Maxamad Cali Yuusuf. Ma┬┤aan ihi nin Jubaland ku cusub. Waxaan ahay nin degaankan u-dhashey kuna soo bar-baarey. Waxaan ahay nin kamid ah xubnihii ...
Daawo Farmaajo iyo 100ka Maalmood, Documentary laga diyaariyay wixii uu qabtay
- May 29, 2017
https://youtu.be/-6JX3371k7Q
MUUQAAL:Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (1)
- May 29, 2017
Assalamu Calaykum Dhamaantiin Ramadaan Mubaarak. Qisooyinku waa hab qofka iyo umadaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu nabigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa.Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ...
VIDEO: Kaftanka Siyaasadda Cali Khaliif iyo Siilaanyo, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir
- May 28, 2017
https://youtu.be/e8YGgytdzMg
DHAGEYSO: Xildhibaano Jubbaland ka tirsan oo xil ka qaadis lagu sameeyay
- May 28, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubbaland oo maanta kulan ku yaashay Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu kulankooda ku qotomay xil ka qaadis ay ku sameeyeen Laba xildhibaan oo ka tirsan. Xil ka qaadista ...

Next Page »