Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wararka Soomaaliya

Top Dhageyso: Musharrixiin Kalsoonida Kala Laabtay Guddiga Doorashada Jubbaland

Iyadoo maalinkii khamiista ee  shalay guddiga doorashada madaxtinimada Jubbaland ay soo saareen shuruudo adag oo la hor-dhigay Musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland ayaa qaar ka mid ah

Continue Reading »

Qeybta Wararka Soomaaliya

TOP NEWS: Beelo Ka Soo Horjeestay Guddiga Dib U Heshiisiinta Galmudug

Qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Galmudug ayaa si weyn uga soo horjeestay Guddiga dib u heshiisiinta maamulka Galmudug ee uu xalay ku dhawaaqay Wasiirka

Continue Reading »

Wararka Soomaaliya Archives

TOP DAAWO: Farmaajo, Somalilandta uu la hadlayo waa middee?+Sir Culus
- Jul 19, 2019
Dood ayaa ka taagan Sida ay Wadahadal Midho-dhal ah u yeelan karaan DF-Soomaaliya iyo Somaliland, Xilu uu maalintii Shalay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo a magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta ...
TOP NEWS: Guddigii dhismaha wadada Boosaaso oo xabsiga loo taxaabay
- Jul 19, 2019
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xabsiga dhigay xubno ka mid ah guddiga dhismaha wadada bartamaha magaalada Boosaaso. Xubnaha la xiray ayaa waxaa kamid ah maamulihii shirkadda xawaaladda Amal ee Boosaaso Sheekh Maxamed ...
Dhageyso: Wasiir ka hadlay shirka Habargedir ee Hobyo iyo kan Dhuusamareeb+Xasaasi
- Jul 19, 2019
Wasiirkii dastuurka dowlad goboleedka Galmudug xilligii Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay shir xasaasi ah oo iminka uga soconayo beelaha Habargedir magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug. Siyaasi Cismaan Maxamed (Socdaal) ...
MW Deni oo amar culus dul dhigay Wasiirrada Puntland
- Jul 19, 2019
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed Deni ayaa kadib shirkii Golaha Wasiirada Puntland waxaa uu Wasiirada faray inay dhaqan geliyaan amar uu kasoo saaray Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka Waw ...
DAAWO:-Senator Saciido ”Madaxwayne Farmaajo waxa uu baalmaray hanaanka awood qaybsiga beelaha”
- Jul 19, 2019
Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare oo maanta Warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa ku eedeeysay Madaxweyne Farmaajo in uu dulmiyay qaar ka mid ah ...
SAWIRO:-Muuse Biixi & Safiirka Midowga Yurub oo ka wada hadlay wadahadallada DF
- Jul 19, 2019
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan Midowga yurub u soo magacaabay iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez. Kulankan ayaa daaranaa ...
Baarlamaanka Ingiriiska Oo Wasiirul Dawlaha Khaarajiga Ee Dalkaas Wax Ka Weydiiyay Xidhiidhka Xumaaday Ee Guinea Iyo Somalia Ee Uu Sababay Socdaalkii Madaxweyne Biixi
- Jul 19, 2019
-Baarlamaanka Ingiriiska ayaa toddobaadkan lagaga hadlay socdaalkii Madaxweyne Biixi ku tagay dalka Guinea iyo xidhiidhka xumaaday ee Guinea iyo Soomaaliya iyo weliba saamaynta uu ku yeelanayo Somaliland. Xildhibaan Liz Mclnnes oo ...
DAAWO:-Suldaan Wabar oo Ciidamada Somaliland ugu baaqay iney isaga baxan Awdal iyo Gabiley
- Jul 19, 2019
Suldaan Wabar oo ka mid ah Salaadiinta waaweeyn ee gobolka Awdal ayaa ugu baaqay Maleeyshiyada Hargeisa ee isku magacawda “Somaliland” ineey ka baxaan dhamaan gayiga Awdal illaa Gabiley. Suldaanku wuxu sheeqay ...

Next Page »