Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO VIDEO:Maxaa kala haysta Xildhibaan Afaraale iyo Maamulka Bakool Sare!!!

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. badhaadhe says:

    Afraalow adeer. Beentii masoo afjarantay iyi hanjabaadii aad WAday. Xamartii lagasoo khalday ku laabo

  2. jamal says:

    kolay anigu ma fahmaayo

  3. luuq ganaane says:

    Badaadhe
    Ayaa fahmaya war awooga lagubye noo fasir bahasha aga kkkkkkkkk

  4. yusuf says:

    kkkkkkkkkk Intastoona fahmin waxa uukahadlaayo hadana waxaan fahmayaa inuu kahadlaayo maamul goboladkii Bokool sare . Waxaan kafahmay inuu calaacalaayay waxaa wax lalo yaaba ah Raxanweyn oo shalayto lahayd ogaden madagano hadana ay leeyihiin gobolka waan wadaleenahay ee aan wada hadalno taasi mar hore ayeey kuu ekeeyd Afraaloow hada calaacal waxba kuuqaban maayo waxaad shalay ku faaneeysay keen kkkkkkkkk

  5. badhaadhe says:

    Maba dhagaysto af talyaniga lkn qoraalka meesha kuqoran ban tixraacay




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ka Hor inta aan la dilin muxuu warbaahinta ka sheegay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob
- Jan 24, 2018
Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee ...
DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka madaxweyne gaas oo garoowe kaga dhawaaqay in dagaal lagu qaado soomaaliland
- Jan 24, 2018
Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed ...
DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado oo soo dhaweeyay talaabo uu qaaday madaxweynaha soomaaliya
- Jan 24, 2018
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug ...