Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO Muuqaal: Mamulka Galmudug oo Mashruuc Dariseyn ah ka bilaabay Galgaduud iyo Mudug

Maamulka Galmudug State ayaa bilaabay qorshe lagu dariseynayo dadka dega degmooyinka gobolada maamulkaas.

Kulan ay soo qaban qaabisay wasaarada arimaha gudaha ee maamulka Galmudug isla markaana ka dhacay deegaanka Dacdheer ayaa waxaa ka qeyb galay odayaasha iyo waxgaradka beelaha dega Kaxandhaale, Biya-gaduud iyo Galinsoor.

Arimaha sida weyn looga hadlay waxaa kamid ah sidii ay isku dhexgali lahaayeen beelaha deegaanada maamulka Galgaduud iyo Mudug.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaano ku baaqay in dib loosoo celiyo Cabdikariin Sh.Muuse Qalbi Dhagax
- Nov 18, 2017
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaanda qaarkood waxa ay dood ka sameeyeen dhiibistii Cabdi Kariim Muuse Qalbi ...
DHAGEYSO:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay sharci muhiim ah
- Nov 18, 2017
Kala Fadhigii barlamanka puntland oo ka dhacay garoowe ayaa lagu ansixiyay xeerka la dagaalanka ...
VIDEO+SAWIRO:-Madaxweynaha Puntlad Iyo Danjiraha Dalka China ee Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe.
- Nov 18, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka China ee Soomaliya ...