Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Maamulka Kismaayo oo u digay gaadiidleyda aan sharciga lahayn iyo bna

 

Maamulka Degmada Kismaayo ayaa Magaalada Kismaayo ka mamnuucay gawaarida Taagada aan lahayn iyo kuwa maraayadaha Madow.

Gudoomiyaha Degmadaas Ibraahim Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in wadayaasha Gadiidka looga baahan yahay in Baabuurtooda ay ku dhejiyaan taarkada.

Waxa uu intaas warkiisa ku daray in Shaqsigii u Hogaansami waayo Go’aankan Maamulka Degmada talaabo uu ka qaadi doono

Hadalka Gudoomiyaha

http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2016/01/gudoomiye-d.mp3
Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ka Hor inta aan la dilin muxuu warbaahinta ka sheegay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob
- Jan 24, 2018
Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee ...
DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka madaxweyne gaas oo garoowe kaga dhawaaqay in dagaal lagu qaado soomaaliland
- Jan 24, 2018
Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed ...
DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado oo soo dhaweeyay talaabo uu qaaday madaxweynaha soomaaliya
- Jan 24, 2018
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug ...