Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO EXCLUSIVE: Ciidamo Itoobiyaan ah oo la qorsheynayo in la keeno magaalada Kismaayo(Warbixin)

Saraakiil ka tirsan Itoobiya oo gaaray magaalada Kismaayo ayaa la kulmay xubno ka tirsan Qaramada Madoobe iyo AMISOM.

Saraakiishan oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa la dejiyay garoonka diyaaradaha Kismaayo halkaasi oo ay kulamo kaga qeyb galayaan.

Wararka laga helayo Kismaayo ayaa sheegaya in socdaalka saraakiishan Itoobiya uu yahay sidii ciidamo Itoobiyaan ah loo geyn lahaa Jubbooyinka.

Dufcadda ugu horreysa ayaa gaari doona magaalada Kismaayo oo ay hadda ka howlgalaan kaliya ciidanka Kenya

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Dowladda soomaaliya oo war ka soo saartay khilaafka madaxda galmudug
- May 26, 2018
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka soo gala dhexgalay ...
DHAGEYSO:-Muuse biixi”Dagaalka tukaraq puntland naguma soo qaadin farmaajo ayaa ciidamo ku caawiyay”
- May 26, 2018
Madaxweynaha somaliland ayaa sheegay in ay sheegay in dagaalka tukaraq uu ku dhawaa in ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in lagu tuntay awood qeybsiga beelaha
- May 26, 2018
Kadib markii uu dib ugu laabtay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ...