Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP DHAGEYSO: Taliyaha ciidanka badda Puntland oo sheegay inay ku raad joogaan kooxaha dadka ka tahriibiya deegaannada Puntland(Wareysi)

Taliska Ciidamada Badda Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku raad joogaan kooxaha dadka ka tahriibiya Degaanada Maamulkaas

Taliyaha Ciidamadaas Admiral Cabdirisaaq Diiriye ayaa u sheegay Goobjoog FM in Maamulka Puntland marbana aqbali doonin in laga tahriibiyo Xeebaha Maamulka

Ciidamada Maamulkaas ayaa sheegay in Ciidamada diyaar ay u yihiin ka hortagida dambiyada ka dhaca bada ama tahriibka

Taliyaha waxa uu sheegay in ay socdaan hawlgalada ay kula dagaalamayaan kooxaha tahriibka ka ganacsada.

Halkan ka dhagayso:

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Dowladda soomaaliya oo war ka soo saartay khilaafka madaxda galmudug
- May 26, 2018
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka soo gala dhexgalay ...
DHAGEYSO:-Muuse biixi”Dagaalka tukaraq puntland naguma soo qaadin farmaajo ayaa ciidamo ku caawiyay”
- May 26, 2018
Madaxweynaha somaliland ayaa sheegay in ay sheegay in dagaalka tukaraq uu ku dhawaa in ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in lagu tuntay awood qeybsiga beelaha
- May 26, 2018
Kadib markii uu dib ugu laabtay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ...