Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP DHAGEYSO: Madaxweyne Xasan Sheekh ‘’Hantida la kala heysto waa in la isku celiyaa”+Gurigii Col. Xaashi Furre?

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay wadaan dadaal ku aadan sidii la isugu celin lahaa hantida la kala heysto.

Wuxuu xusay in la kala celin doono beeraha, dhulka iyo hantida kale ee la iska heysto arrintaasoo ku tilmaamay in aan la aqbali doonin in la sii kala heysto.

Inkastoo uu hadalkani madaxweynaha dowladda Federaalka u jeediyay reer Afgooye ayaa ku soo beegmaya xilli darawalkii hore ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre gurigiisa Xamar la boobayo, arrintaasoo madaxweynaha uu ka aamusan yahay.

HALKAN KA DHAGAYSO MD XASAN:

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Axmed a says:

    Arrinta korneel xaashi waa muraara dillaac waxaan kaxumahay sida laisugu tagay ninkaan miskiinka ah hal qof oo garab siiyay majirto,
    Telefiishinka muuqdisho iyo warbaahinada xamar iyo kaabo mooryaanta oo ku goobtay korneel xaashi furre
    Saadaal media walaalayaal bal war nooga keena xaalkiisa,.
    Mahadsanidin
    A.a.Shirwac
    DOOLOW,GEDO
    JUBBALAND,SOMALIA




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Dowladda soomaaliya oo war ka soo saartay khilaafka madaxda galmudug
- May 26, 2018
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka soo gala dhexgalay ...
DHAGEYSO:-Muuse biixi”Dagaalka tukaraq puntland naguma soo qaadin farmaajo ayaa ciidamo ku caawiyay”
- May 26, 2018
Madaxweynaha somaliland ayaa sheegay in ay sheegay in dagaalka tukaraq uu ku dhawaa in ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in lagu tuntay awood qeybsiga beelaha
- May 26, 2018
Kadib markii uu dib ugu laabtay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ...