Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO:Ciidamada Ka tirsan Dowlad Gobaleedka Gobalada Dhexe ee Gaaray Caabudwaaq+SABABTA?

Ciidamo katirsan Maaamulka Dowlada Goboleedka Gobalada dhexe ee fadhigoodu yahay Magaalada Dhuusamareeb ayaa maantay soo gaaray Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud

Ciidmadaan ayaa watay Gaadiidka gaashaaman ee dagaalka waxaana ay fariisimo ka samaysteen bariga magaalada Caabudwaaq iyo saldhiga magaalada

Madaxwayne kuxigeenka koobaad ee Maamulka Gobalada dhexe ee lagu dhisay Dhuusamareeb Xasan Maxamuud Warsame (Xasan Gaboobe oo waraysi siiyay Saadaal ayaa sheegay in ujeedka ay uyimaadeen ciidadmadan ay tahay sidii loo xoojin lahaa amniga deegaanka

Madaxwayne kuxigeenka ayaa carabka kudhuftay in ciidamada gobalada dhexe ay gacanta ku hayaa Magaalada Caabudwaaq waxaana uu xusey in aysna aqoon saneen Maamulka Galmudug ee Cadaado lagu dhisay

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac wakiilka Saadaalmedia ee gobalada dhexe ayaa waraystay ugu horaya waxaa uu waydiiyay ujeedka ay uyimaadeen Ciidamadaan

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ka Hor inta aan la dilin muxuu warbaahinta ka sheegay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob
- Jan 24, 2018
Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee ...
DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka madaxweyne gaas oo garoowe kaga dhawaaqay in dagaal lagu qaado soomaaliland
- Jan 24, 2018
Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed ...
DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado oo soo dhaweeyay talaabo uu qaaday madaxweynaha soomaaliya
- Jan 24, 2018
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug ...