Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

LIVE: Shirkii Midnimo 2 oo maalintii labaad galay iyo jawiga guud ee magaalada Garbahaarey

LIVE: Shirkii Midnimo 2 oo maalintii labaad galay iyo jawiga guud ee magaalada Garbahaarey

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee caasimadda gobalka Gedo ayaa sheegaya in maalintii labaad uu ka soconayo halkaasi shirweynaha Midnimo wajigiisa labaad waxaana ka qeyb galaya dad kala duwan oo ka kala yimid Soomaaliya iyo caalamka.

Shirkani ayaa looga arrinsanayaa xaaladaha siyaasadeed ee ka jira deegaannada Jubba iyo sidii loo heli lahaa maamul ku yimaada rabitaanka dadka shacabka ah.

Wariyaha Saadaal Media ee Garbahaarey oo ku sugan madasha shirka ayaa ku warramaya in shirka uu u socdo si wanaagsan oo ay jiraan siyaasiyiin jeedinaya khudbado kana hadlaya masiirka umadda Jubbooyinka.

Dhinaca kale, jawiga guud ee magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa ah mid wanaagsan halka shirka uu ka socdana waxaa ku sugan siyaasiyiin caan ah oo ku lug leh siyaasadda Jubbooyinka iyo Gedo.

 

Saadaal Media kala soco wararkii ugu dambeeyay ee shirkani

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Wasiir ka tirsan Somaliland Oo Weerar Lagu qaaday Gurigiisa
- Mar 24, 2017
Dabley hubeysan ayaa la sheegay in weerar ay ku qaadeen Gudiga Wasiirka Boostada iyo ...
MUUQAAL:-Walidiin walaac ka muujiyey caruur Ay dhaleen oo ku xidhan Dowladd Deegaanka Somaliland Itoobiya
- Mar 24, 2017
Waalidiin Soomaaliyeed ayaa  Ka Hadlay Caruur Ay Dhaleen Oo Muddo Badan Ku Xidhan Jeelasha ...
MUUQAAL:-Fanaanka Nuur Daalacay Oo Ku Tageero Siiyaay Mid ka mid ah xisbiyada somaliland ka jira
- Mar 24, 2017
Fanaanka Nuur Daalacay Oo Ka Dhexmuuqday Mid Ka Mid ah Xisbiyada  Somaliland Xiligan ku ...