Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso+Sawirro: Shirkii Midnimo 2 oo si rasmi ah maanta uga furmay magaalada Garbahaarey iyo dadka ka qeyb galay

Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ka furmay shirka Midnimo wajigiisa labaad oo baryihii dambe qaban-qaabadiisa ay ka soconaysay magaaladaasi.

Shirkani ayaa ka furmay magaalada Garbahaarey waxaana ka qeyb galaya dad ka badan 700 oo qof oo ay kujiraan siyaasiyiin, waxgarad, aqoonyahanno, nabadoonno, haween, ururada bulshad, dhaqan iyo dad kale.

Maamulka gobalka Gedo iyo ku xigeenadiisa iyo sidoo kale maamulka degmada Garbahaarey ayaa iyana qeyb ka ahaa shirkani oo socon doono muddo.

Shirkani ayaa looga hadlayaa arrimo dhowr ah, waxaana la soo sheegayaa in siyaasiyiin caan ah ay ka qeyb galayaan.

Afhayeenka shirka Midnimo TWO Cabdirashiid Colow ayaa u sheegay Saadaal Media wareysi uu siiyay in shirka uu u furmay si wanaagsan.

Halkan ka dhageyso wareysiga:

Halkan ka daawo sawirada:

sh9-300x225 sh10-300x225 sh12-300x181 sh14-300x194 sh20-300x178 sh15-300x225 sh16-300x225 sh17-300x225 sh18-300x225 sh19-300x225 sh13-300x197 sh12-300x181 sh11-300x225 sh10-300x225 sh9-300x225 sh4-300x137 sh5-300x225 sh6-300x225 sh7-300x225 sh3-300x149 sh2-300x225 sh1-300x165 sh8-300x225

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. saadaam says:

    maansha allaah ishiibuktooy kubikaacso




ad

Latest News

Akhriso:-Wasaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo shaacisay Imtixaamadkii sanad dugsiyeedka 2016-2017
- Apr 24, 2017
Gudoomeyeyaasha Waxbarsahada Goboladda, degmooyinka iyo maamulayaasha dugsiyada waxay si buuxda ayey fuliyeen , iyagoo ...
Akhriso:-Ujeedka Xildhibaano Mooshin Cusub Gudbiyay
- Apr 24, 2017
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay inoo xaqiijiyeen in Xildhibano ka tirsan Guddiga Difaaca ...
SAWIRO:-Afar Nin oo ka tirsan Kooxda Alshabaab oo la toogtay
- Apr 24, 2017
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa xukun Dil ah ku fulisay 4 Nin ...