Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL+AKHRISO:-Geedka Tiitiinka oo ka mid ah delagyada loo beerto cunto ahaan iyo cabitaanba

Tiitiinku waa geed aad caan uga ah dalka soomaaliya, gaar ahaan magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo, kaasoo iskiis uga baxa soomaaliya, halka dunida kale uu  ka mid yahay delagyada la beerto, kaasoo ay cunto ahaan iyo cabitaan iyo daawaba ka dhigtaan.

Waxaa geedka tiitiinku uu ka mid yahay bah-wadaagta geedaha ah ee Afka-qalaad lagu lagu yiraahdo “Euphorbia”, kuwaasoo ah geedaha xidid la’aanta baxa, waxaana ka mid ah, Dacarta, Danada, Qabaryaraha, Qalaaliyoowga, iyo geeda kale oo badan oo dhamaanba soomaaliya iskood uga baxa.

Geedka Tiitiinka waxaa uu leeyahay miro aad u macaan oo la cuno , isla markaana laga sameeyo cabitaan aad u sareeyo, kaasoo caleentiisa adagna loo isticmaalo cunto ahaan iyo cabitaanba.

Geedka tiitiinka waxaa waddanka Mexico uu ka mid yahay delegyada la beerto ee ugu qaalisan, kuwaasoo muddo 100 sano ah u isticmaalayay cunto ahaan iyo daawaba.

Hay’adda cuntada beeraha ee aduunka ee FAO waxay geedka tiitiinka u aqoonsan tahay inuu ka mid yahay cuntooyinka ugu faa’iidada badan, taasoo  barteeda Twitterka soo dhigtay muuqaalka hoose oo ka sheekaynaya delagga beeraha ee geedka Tiitiinka iyo qaabka loogu isticmaalo cunto iyo cabitaan ahaanba.

HOOS KA DAAWO LABA MUUQAAL

Daahir F. Afdheere

Email. afdheere@yahoo.com

————————————————-

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/