Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ugaas Xasan “DFS Ciyaal ayay noo keneen ee manaan diidin nidaamka dowladda”

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah dooneyso in ay Carruur ka askareyso Magaalada Baladweyne.

Ugaaska ayaa sheegay in Taliye ka yimid dhinaca Galguduud oo Baladweyne ku sugan u sheegay in Caruur la doonayo in laga qaado Magaalada Baladweyne lana geeyo Gobolka Galguduud.

Waxaa uu sheegay in Odayaasha dhaqanka Magaalada Baladweyn hadal ay jeediyeen loo beddelay isaga oo sheegay lioga dhigay in Odayaasha beeshaas ay diideen Ciidan laga qaadi lahaa Magaalada Baladweyne.

Ugaas Xasan ayaa sheegay in beeshooda aysan diidin Ciidan dowladeed hase ahaatee ay diideen wax uu ku sifeeyay Carruur laga soo ururiyay Degmooyinka qaar ee Gobolka Hiiraan.

Ugaaska ayaa sheegay in Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga uu la soo xiriiray islamarkaana weydiiyay sabata ay u diideen Ciidanka isaga oo taas ka jawaabayay ayuu sheegay in aysan Ciidan diidin ee ay Carruur diideen.

Madaxda ugu sarreysa Dowladda Federaalka ah sida Madaxweynaha iyo Ra’isalwasaaraha ayuu u sheegay in Carruur aysan oggolaaneyn in laga qaado Baladweyne laakiin aysan diidin ciidan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Ugaas Xasan Waa Nin Daacad Ah Hadalkiisuna Waa Xaqiiqo Ah Gobolka
    Hiiraan Waa Gobol “Lafdhabar U Ah Shacabka Soomaaliyeed.

    Haba Waxa Loogu Yeero (Macawisleey)
    Maxay Yihiin?? Sida Lawada Ogsoonyahay Dalalka Shisheeye Soomaaliya Kala Qaybin Iyo Kala “Qoqob
    Ayay Kawadaan.

    Sidaasi Darteed Waa In Lajoojiyo!!
    Qaybinta (Dhuleed Iyo Qaybinta Shacabka Labadaba).

    Dowlada Abaabul Dagaal Oo Soomaali Gudeheeda Ah Loogama Baahna, Laakiinse Waxaa Muhiim Ah In Ciidamada Shisheeye
    Dalka Lagasaaro.

    Dhinaca Kaleeto Magaalada Dhuusamareeb
    Inta Ay (Suufiyadu) Lugta Kulajiraan”
    Oo Shaakir Wax Maamulaayo Kalsooni Laguma Qabikaro” Sababtoo Ah Qawl Iyo Balan Laysku Haleeynkaro Majirto.

    Sidaasi Darteed (Ugaas Xasan) Hadalkiisu Waasax waxaana Muhiim Ah In (Suufiyada Iyo Shaakir) Gobolka Laga Masaafuriyo!! Foowdaduna Ay Dhamaato.




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/