Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso: Shuruudaha Ciidamada Mukhtaar Roobow Ay Ku Xireen Si Loo Qarameeyo

Ujeedka safarka ra’isul wasaare Xasan Kheyre uu maanta ku tagayo Xudur waxaa ka mid ah in ciidamada waddaadka Mukhtaar Roobow la qarameeyo, oo lagu soo daro ciidamada xoogga dalka.

Haddaba, Ciidamadaasi waxaa ay horay u sheegeen shuruudo ay tahay in la fuliyo kahor inta aaney ku biirin ciidamada xoogga dalka.

Maxamed Mursal, gudoomiyaha Goloha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaliya ayaa dhowaan Safar uu ku tagay Xudur isaga iyo madaxeynaha K/Galbeed Cabdacasis Laftagareen iyaga oo u kuulgalay xaaladda guud, waxaa kale oo ay la kulmeen ciidamada Mukhtaar Roobow.

Madaxda ay ciidamada kala hadlay suurtagalnimada inay qeyb ka noqdaan ciidanka xooga dalka, waxay kulamadas ahaayeen kuwa shuruudo adag lagu soo xirey oo ay ku jiraty: in ciidanka hogaankiisa qeyb kanoqdaan iyo in dhaamaan hubka gaadiidka kala duwan ciidamada Iyo saanadooda loo dhameystiro

Waxaan shaki ku jirin in shuruudaha qeyb kanoqan noonaan in wadaadka aya ayagu ka amar qaata heshiisyadaas dhamaan qax Ka ogyahay Goobjoogna ka ahaada Heshiiska.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/