Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maamulka Hirshabelle oo sheegay in uu ku biirayo dagaalka safka ballaaran ah ee ka dhanka ah Al-shabab

Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle oo sheegay in Madaxda Dowladda Federaalka ay kala hadleen howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ka hadlay qorshaha sugidda ammaanka deegaanada maamulkaas.

Cali Guudlaawe ayaa sheegay in Madaxda Dowladda federaalka ay kala hadleen sidii deegaanada Hir-Shabeelle ay qayb ugu noqon lahaayeen howlgalada ka dhanka ah Al-Shabab ee socda.

Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle oo wax laga weydiiyay waxyaabaha kahor taagan sugidda ammaanka deegaano dhowr ah waxa uu sheegay in dadaalo ay wadaan madaxda maamulkaas.

Waxa uu shacabka ka dalbaday in ay ka gacansiiyaan Sugidda ammaanka Hir-Shabeelle oo baahi guud loo wada qabto, sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe waxa uu sheegay in Ciidamada maamulkaas ay diyaar yihiin, isla markaana muddooyinkii dambe Tababaro ciidan la siinayay.

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka iyo AMISOM oo kulamo yeeshay waxa ay kaga hadleen qaadista howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Kenya Darbigii Ayay Wali Dhiseeysaa
    Maxkanadii Holand-na Way Inqilaabtey’
    Waajoojisey, Dowlada Muqdisho-na
    Wayba Ka Aamusantahay.

    Dagaal Gudaha Soomaaliya Ah Ayayna Abaabuleeysaa?.
    Soomaaliya Heshiis Dhexdeeda Ah Ayay Ubaahantahay” Sababtoo Ah (Kenya) Ayaaba Shacabkii Xasuuq Ba’an Kuhaysa.




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/