Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRRO:-Qaraxyo Miino Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Degmo Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa howlgalo ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan,iyadoo soo bandhigay waxyaabaha qarxa.

Saraakiil Ciidanka dowladda ee ku sugan Buula Burte ayaa sheegay in howlgalka intii uu socday ay ku soo saareen Miinooyin nooca dhulka lagu aaso ah,isla markaana la geliyay Suuq qaadka lagu iibiyo oo ku yaalla bartamaha Degmadaas.


Qaraxyada ay soo bandhigeen Ciidanka dowladda oo Miinooyin ahaa ayaa waxaa ay sheegeen in la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan degmada Buulo Burte,hayeeshee la fashiliyay.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo hore soo bandhigay qaraxyo Miinooyin ah,kuwaasi oo lagu aasay Wadooyin ku yaalla deegaano ka tirsan Gobolada dalka,isla markaana sheegay inay ku aaseen Al-shabaab.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/