Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Odayaal la kulmay Al-shabaab oo lagu xiray Shabeellada dhexe

Ciidamada amaanka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in odayaal la kulmay Al-shabaab ay ku xireen deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellada dhexe.

Odayaashan ayaa waxaa lagu qabtay deegaanka Ceel-Baraf ee Gobolka shabeellada dhexe.

Odayaasha la xiray oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa tiradooda waxaa ay gaarayaan ku dhawaad 50 odayaal, kuwaasi oo la sheegay in ay dhawaan tageen deegaanka Al-Kowsher ee degmada Aadan-Yabaal,isla markaana ay ka mid ahaayeen ergooyinkii tegay deegaannada ay Maamulaan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Puntland boy says:

    Dagaalka lagula jiro Afduub daacad nagama aha hadii aan kuli la-layn,Afuubka Qoriga wata waxaa kaaga daran kan kula jooga oo waliba Odey sheeganaya




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/