Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dr Baadiyow oo madaxda DFS dusha u saariyey tabashooyin ka yimid beelaha

Cabdiraxmaan Baadiyow, gudoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Galmudug, ayaa madaxda dowladda federaalka ku eedeeyay tabashooyin ka yimid qaar kamid ah beelaha ku midoobay dhismaha maamulkaasi.

Cabashadda oo uu raali gelin ka bixiyey kana fogeeyay in guddigiisa uu mas’uul ka yahay ayaa waxa uu ku sheegay in qaabka loo qeybiyey hadal-jeedinta munaasabadii furitaanka shirkaasi xasaasiga ah.

Shirkaasi ayaa habeenimadii Khamiista waxa uu ka furmay magaaladda Dhuusamareeb, xarunta dowlad goboleedkaasi, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin uu ra’iisul wasaare Khayre uu kamid yahay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/