Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Faahfaahin Khasaare ka dhashay Dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay iska horimaad xooggan oo ka dhacay Xaafadda Saban Saban ee degmada Dayniile ee gobolka Banaadir sidda ay Warbaahinta u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Iska horimaadka ayaa u dhaxeeyay Maleeshiyaad hubeysan iyo Ciidamo ka tirsan maamulka degmada Dayniile.

Ciidanka Booliska degmada Dayniile oo hoggaaminayay Xoghayaha degmada ayaa ku baxay markii ay maqleen Koox hubeysan ay dad Shacab ah ay u diiday in ay dhistaan dhul ku yaalla Saban saban.
Dadka ay waxyeelado soo gaartay waxaa ka mid ah Xoghayaha degmada Mahad Shilaawe oo dhaawac uu kasoo gaaray Iska horimaadka.

Muran ku saabsan dhul ayaa la sheegay in maalmihii ugu dambeeyay uu ka taagnaa degmada Dayniile gaar ahaan Xaafadda Saban saban.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/