Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Xisbiga Wadani oo ka hadlay Ciidankii ku biiray Puntland “Muuse Wuu tegayaa, ee yaan la kala tagin”

 Afhayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun ayaa ka hadlay   Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo maalintii shalay ku biiray Puntland, kuwaasi oo Fadhigood ahaa magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

“Laba Sano oo Xukuumadan Joogtay aad ayay u badatay Cabashada Bulshadu dhankastaba,  Waa markiii koobaad ee calanka dhulka la dhigo,    Waxaana dhaliisha leh madaxwaynaha iyo Wasiirka arimaha gudaha,  oo wakhtigiisu  ku dhamaaday Muranka iyo Dooda  Komishinka Doorashada,     waxaana intaasi   gacanta Somaliland ka baxday    Sanaag Bari”.

“Waxaa shalay ka dhacday   magaalada Badhan  in Ciidankii Somaliland   iyagoo Jooga Xeradoodii inay ku Biireen Puntland,  taasi oo kasoo go’day Laabtooda iyadoo aysan Jirin cid Qabsatay,    Sanaag bari Galbataye, waxaan ka cabsi badan ka qabnaa inay gobolo kale ka baxaan Gacanta Somaliland “ Ayuu yidhi Afhayeenka Xisbiga Wadni  Barkhad Jaamac Batuun.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/