Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn

Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Ingiriiska, Alok Sharma iyo wafdigii la socdey saaka subaxnimadii.

labadoodu waxa ay ka wada hadleen sidii ay Biriteyn u taageeri lahayd una sii wadi lahayd horu marka ka socda Itoobiya sida uu sheegey xafiiska RW.

Wuxuu aad u dhiiri galiyey horu marka weyn ee wadanka ka socda iyo dib u habeynta ay dawladu wado sida uu sheegey, Mr. Sharma Ingriiskuna waxa uu sii wadi doonaa taageerada uu siiyo Itoobiya.
Ra’iisal wasaaruhu waxa uu cabirey sida uu ugu tahaniyadeynayo dawlada ingriiska, kuna dhiiri galinayo in ay sii wado taageeradaas.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/