Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Doorashadii Madaxwaynihii 3aad ee Jubbaland Oo Kismayo Ka Dhacday

Cabdinaasir Seeraar Maax  oo kamid ah Siyaasiyiinta Saamaynta badan ku leh deegaanada Jubbaland, ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Jubbaland, Isagoo kamid ahaa   Musharixiinta Isbadal doonka ee jubbaland.

Seeraar ayaa ku Biiraya Labadii Madaxwayne  ee Shalay lagu doortay Kismaayo, Kuwaasi oo kala ahaa  Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Madaxwaynihii Hore ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/