Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Faarax Macalim “Doorasho Kama Dhicin KISMAAYO, Waa Khiyaali Hogaamiye Kooxeed”

Siyaasiga Faarax Macalim  ayaa ka hadlay Doorashooyinkii Kismaayo ka dhacay, Wuxuuna sheegay inaysan wax doorasho ah ka dhicin Kismaayo, Balse ay Jiraan Dad Shaqsiyaad ah oo is doortay.

“Doorashadii kismaayo waxaa lagu tilmaami karaa Fasaad ama Khiyaali,   Doorasho dhacday ma jirto, , Waa Jaahilno  Aqoontii ayaa dadka ku yar, waa Hogaamiye Kooxeedyadii uun” Ayuu yidhi Faarax Macalim.

Dhinaca kale waxaa wax laga waydiiyey go’aanka  DF ay ku diiday Natiijada Doorashadu,  “Waa lagu khasban yahay in Tallaabo adag laga qaado,  AMISOM Ciidankeeda isbadal ayaa lagu samayn doonaa, gaar ahaan dalalka dariska ee danaha gaarka ah ka leh Soomaaliya”. Ayuu yidhi Faarax

.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/