Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dalka Kenya oo Taageeray Doorashadii Axmed Madoobe ee Kismaayo

Kenya ayaa u hambalyo u diray  Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay Laba doorasho oo ka dhacay kismaayo, mid kamid ah loogu doortay madaxwaynaha Jubbaland,  iyadoo arrintan ay  muujineyso galaangalka weyn ee ay ku leedahay arrimaha Jubbaland.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ammaan loogu jeediyay Baarlamaanka Jubbaland, Hoggaamiyeyaasha dhaqanka iyo diinta iyo qeybaha bulshada reer Jubbaland sida nabadda leh ah ee ay ugu qabsoontay doorashada.

Kenya ayaa sheegtay inay weyli diyaar u tahay mar walba inay taageerto, iyadoo oo la jaanqaadeysa siyaasadeeda aas aasiga ah xoojinta deris wanaagga, isla markaana la sii wado nabadda iyo xasilooni waarta inay ka hirgasho Gobolka

Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday Maamulka Jubbaland inay si dhow ula shaqeyso dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, si meesha looga saaro fikradaha kala duwan, iyadoo la raacayo dastuurka federaalka iyo qaab dhismeedka sharciga, si loo galo marxalad cusub oo dib u heshiisiin ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/