Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wax badan ka ogow qaabka ay u dhacday doorashadii lagu doortay Cabadirashiid Xidig

Garabka isbadal doonka Jubaland ee ka soo hor jeeda maamulka Axmed Madoobe ayaa maanta magaalada Kismaayo waxa ay madaxweyne doorasho dhacday ayay ku doorteen c/rashiid maxamed xidig

Musharaxiintii la tartamayay Cabdirashiid Xidig ayaa intooda badan u tanaasulay.
Xildhibaan Cabdilaahi Diini Xasan oo kamid ahaa Golaha isbadal doonka ah ee maanta ku doortay Kismaayo madaxweyne Cabdirashiid Xidig ayaa radio Daljir waxa uu uga warbixiyay sida ay doorashada udhacday

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Shil Geystay Khasaare Xoogan Oo Ka Dhacay Carbiska
- Sep 18, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saaka aroortii ...
Sabriye Oo Ka Warbixiyey Dadaallada Ka Socda Galmudug
- Sep 18, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey ...
DAAWO:-Xildhibaan Faarax c/qaadir Doorashooyinka, Amniga, Somaliland, iyo Arimaha la xiriira deyn cafinta iyo dhaqaalaha dalka.
- Sep 18, 2019
https://www.facebook.com/FarahAbdulkadirOfficial/videos/800930830323339/