Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xisbiyada Wadajir, Himilo iyo UPD oo war ka soo saaray Xildhibaanada cusub ee Jubbaland

Xisbiyada Wadajir, Himilo Qaran iyo Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kuwaasoo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.


War saxaafadeed gaar gaar ah oo ay saddexdan xisbi soo saareen ayaa lagu soo dhoweeyay laguna boggaadiyay howsha Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland iyo sida ay uga dhabbeeyeen jadwalkii ay horay u dagsadeen.

War saxaafadeed gaar gaar ah oo ay saddexdan xisbi soo saareen ayaa lagu soo dhoweeyay laguna boggaadiyay howsha Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland iyo sida ay uga dhabbeeyeen jadwalkii ay horay u dagsadeen.

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen dowladda Federaalka inay ka digtoonaadaan faragelin ay ku sameeyaan Jubbaland iyo in xasillooni daro laga abuuro.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...