Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhismaha Wadooyin Cusub oo Garoowe ka Bilowday . (VIDEO)

Dawladda hoose ee garoowe ayaa bilowday dhismaha afar wado oo laami ah , afartan wado waxaa ku baxaya dhismahooda lacag dhan sadex milyan oo doolar siday sheegtay dawladda hoose ee garoowe.


shirkadda ku guulaysatay qandaraaska dhismaha wadooyinkan ayaa ah shirkad caalami ah waana shirkadii dhistay garoonka diyaaradaha ee magaalada garoowe ,waa shirkad farsamadeedu soo jiidatay bulshada gobolka.
HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...