Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Gudoomiye Ciro Oo Madaxweyne Biixi Ugu Maah Maahey Kulankii Wasiirada Somaliya

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta yimid xarunta baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley kulankii uu madaxweyne Biixi  dalka Sucuudiga kula yeeshay wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Farmaajo

Gudoomiye Ciro oo arintaasi ka Hadley ayaa waxaa uu si kooban  ugu maah maahey madaxweyne Muuse Biixi “Soomalidu Waxay Tidhaahdaa Inaad Saamo Jiidiyo Sanqadh Tirasho Kala Da,aa Markaas Waxay Ila Tahay Way Cadahay Wax Waliba…“ Ayuu Yidhi Gudoomiye Ciro

Dhinaca Kale Ciro Waxuu uu nasiib daro ku  timaamay in ficiladii madaxweyne  Biixi dadka ku caayi jiray in uu maanta isagu sameyo

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...