Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO: Amiin Caamir oo Sawirro Cajiib ah ka sameeyay Axmed Madoobe iyo Xaalada ay Kismaayo gashay

 Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawiro Cajiib ah ka sameeyay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] oo doonaya inuu Mar kale noqdo Madaxwaynaha maamulkaasi.

Axmed madoobe ayaa lagu eedeeyay inuu Fulinayo danaha dawladda Kenya oo xiisad ay kala dhaxayso dawladda dhexe ee Soomaaliya.

Sidoo kale mid kamid ah Sawirada ayaa lagu muujiyey Ballanqaadka madaxwyane Axmed madoobe oo lagu sheegey “Mushahaar la’aan, Masaafurin cidii ka hor timaada, iyo Mooshin la’aan”.

Iyadoo xalay Gudiga doorashada ee Madaxwayne Axmed Madoobe uu magacaabay Xildhibaano ayaa siwirka lagu muujiyey inay ku jiraan Shaqaalihii guriga.

Magaalada kismaayo waxaa mudooyinkii dambe ka taagnayd Xiisad ku aadan Doorashada maamulkaasi, iyadoona maanta iyo Xalay lagu kala dhowaaqay Laba Baarlamaan, taasi oo khal khal hor sii Abuuri doonta.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...