Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Nabadoon aloore oo kheyre iyo farmaajo ku dhaliilay siyaasad xumo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga digay in ay ka hortimaddo shirkii dhawaan kusoo idlaadey Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug.

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo kamid ah waxgaradka Gobolka Mudug ayaa sheegay in shirkii kusoo dhamaaday hobyo uusan aheyn mid lagu duminayay dowladnimadda Soomaaliya balse uu ahaa mid odayaasha Gobolka ku tashanayeen.

Waxa uu sheegay in Soomaalida haatan dhexdooda ay dagaalshan yihiin,sidaasna uu shirka ku dhacay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...