Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Soomaaliland oo ka hadashay Shacab lagu dilay Degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag

Maamulka degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ka hadleen dil Maanta Maleeshiyaad hubeysnaa ay dad Shacabka ugu geysteen bartamaha degmadaas.

Maleeshiyaadka ayaa rasaaseeyay dadka Shacabka ahaa oo ku sugnaa Kaalin shidaal,waxaana la xaqiijiyay inay halkaasi ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux halka Afar kale ay weerarkaasi ku dhaawacmeen.

Guddoomiyaha degmada Afweyn ee Gobolka Sanaag Cabdiraxiin Aw-Yuusuf Axmed ayaa sheegay in dadka dhintay ay kala yihiin saddex Haween ah iyo lab rag ah,halka 4-ta  Ruux ee dhaawacantay laba ka mid ah uu yahay dhaawacooda mid culus.

Waxaa uu sheegay in beel ka mid ah maleeshiyaadkii horay ugu dagaalamay degmada Ceel-Afweyn ay weerarka soo qaaday,hayeeshee Ciidamo ka tirsan Soomaaliland la geeyay halka uu weerarka ka dhacay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...