Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Wadahadalkii Jabhada Caarre iyo Somaliland Oo warbixin cajiib ah laga bixiyay

Mudooyinkii dambeeyay waxaa ka socday magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag Waan-waan ay Odayaasha dhaqanku ka dhex wadaan Jabhada Kornayl Caarre iyo Xukuumadda Somaliland.

Mid kamid ah Odayaasha dhaqanka  ayaa sheegay in loo baahan yahay in Bulshada Gobolka sanaag ay dhamaantood Qayb ka noqdaan sidii xal rasmiya loogu heli lahaa Colaada deegaanka ceel-Afwayn ee Wakhtiga dheer u dhaxaysa laba beelood oo halkaasi wada dega.

Wuxuu sidoo kale Suldaanku ka Warbixiyey  Wahadalkii Jabhada Kornayl Caarre iyo Somaliland.

“Meel fiican ayuu marayaa Wadahadalkii,  Dhinaca Jabhadda Nabadda waanu kasoo Xidhnay,   Balse Way dhamaan lahayd ee Xajka ayaa inaga soo dhex galay, oo Waxaynu sugaynaa Muuse Biixi, waa in la taageero wax wanaagsan”.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...