Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:- C/raxmana C/shakuur oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Hogaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmana C/shakuur Warsame ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciidul Adxa, isagoo ka hadlay sodonkii sano ee la soo dhaafay culeyska heysta dadka Soomaaliyeed, sababta culeyska u batay ay tahay dad ku dheelaya magaca diinta Islaamka.

Muuqaal uu soo duubay oo la soo geliyay baraha bulshada ayuu ku sheegay in ayaan darro ku soo korortay diinta Islaamka iyo dadnimada kooxo magac diinta sheeganaya ay sameeyaan qarbudaad, qaraxin iyo gowrac iyo leyn, waxaana uu ugu baaqay inay u turaan diinta.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Soomaaliya Kenya Iyo Itoobiya Ayaa Kusoo Duulay, Horeyna Dhul Xoog Ugahaystey” Ina C/Shakuur-na Ragii Badda Soomaaliya (Kenya) Ka Iibsaday Ayuu Kamid Ahaa.

    Waliba Kenya Dalka Soomaaliya Ayay U Soohaliileeysaa! Ineey Gobolo Horleh Kaqabsato.

    Hadaba Ina C/Shakuur-na Diinta Aad Kenya Badda Soomaaliya Kusiisay “Kitaabkeebaad” Kabaartey??.

    Fulaynimada Iyo Hangurixumada Jooji
    Kenya Waxba Umaqabankartid Iyaduna Waxba Kuuma Awoodo!!.

    *Adigga Iyo Axmed Madoobe Iyo Aaden Barre Ducaalle* Dhamaantiisba Hadaad Iskaashato Ama Aadba Baroor Iskudarsataan!! Waxba Utarimeeysaan.

    Xili Siihoreeysayna (Cabdullaahi Yuusuf Iyo Ina Ileey’ Iyo Maxamed Cali Geedi) Ayaa Xabashi Horey U Wajalay Micnaha U Lugooyay, Kadib Markii Ay Ciidamadii, Itoobiya Ay Soomaaliya U Soohorkeceen??

    Hadaba Soomaali Diidoow Baroorta Iyo Boohinto Waaxagiina.

    Guusha Iyo Gobanimadana Shacabka Soomaaliweyn Oo Muslimiinta Ah Ayaa Iska Leh Inshaa Allaah.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...