Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Isbaheysiga Carabta oo Duqeyn dad badani ku dhinteen ka gaystay magaalada Caden

Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa sheegay in ay maanta duqeeyeen bartilmaameedyo ay ku sugnaayeen xoogaga gooni-ugoosadka ee shalay la wareegay magaalada Caden ee Koonfurta dalka Yemen.

Isbaheysigu waxa uu sheegay in ay beegsadeen wax ay ku sheegeen khatar si toos ah ugu wajahneed dowladda uu caalamka aqoonsanyahay ee uu hoggaamiyo madaxweyne Abd-Rabbu Mansour Haddi.

Sabtidi shalay ayay maleeshiyaad raba inay gacanta ku dhigaan gobollada koofureed ee dalka Yemen ay la wareegeen magaalada Caden oo iyadu xarun ku meel gaara u ah dowladda madaxweyne Abd-Rabbu Mansour Haddi, Meelaha ay qabsadeen ayaa waxaa ku jira xerooyinka milatariga iyo madaxtooyada magaalada Caden.

Qaramada Midoobay ayaa Axadda maanta ah sheegtay in dagaalka afarti maalmood ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Caden, ay ku dhinteen dad gaaraya 40 qof, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 260 ruux.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...