Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Top Dhageyso: Musharrixiin Kalsoonida Kala Laabtay Guddiga Doorashada Jubbaland

Iyadoo maalinkii khamiista ee  shalay guddiga doorashada madaxtinimada Jubbaland ay soo saareen shuruudo adag oo la hor-dhigay Musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland ayaa qaar ka mid ah musharixinta waxaa ay sheegeen inay kalsoonidii kala laabteen Guddiga doorashada.

Musharrixiintani oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay sheegeen in hebi ahaanba aysan kalsooni ku qabin Guddiga doorashada Jubbaland,isla markaana ay yihiin kuwo ol ole u wada Madaxweynaha Jubbaland.

Pro Cabdiraxmaan Daqarre oo ka mid ah Musharixiinta isbeddel doonka waxaa uu tilmaamay inay kalsoonidii kala laabteen Guddiga doorashada Jubbaland,isla markaana hadii doorasho ka dhacdo jubbaland natiijadii kazoo baxda aysan aqbali doonin.

Waxaa uu ku eedeeyay guddiga doorashada Jubbaland inay hareer mareen habraaca doorashada,isla markaan aay waajib aheyd inayt kor joogto ka noqdaan waxa ka socda Kismaayo Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Musharrixiintani oo tartanka doorashada madaxtinimada Jubbaland isku diyaarinaya waxaa ku jira rag wasiirro iyo xildhibaanno ka ah dowladda dhexe iyo wasiirkii hore ee warfaafinta iyo isgaarsiinta xukuumadda Shirdoon Saacid, mudane Cabdullaahi Xirsi Ciilmooge.

Hoos ka dhageyso:

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...