Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP NEWS: Beelo Ka Soo Horjeestay Guddiga Dib U Heshiisiinta Galmudug

Qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Galmudug ayaa si weyn uga soo horjeestay Guddiga dib u heshiisiinta maamulka Galmudug ee uu xalay ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Soomaaliya.

Waxgaradka degmooyinka Caabud Waaq iyo Xeraale ayaa iska diiday dhammaan xubnaha Guddiga oo ay sheegeen in aysan matalin degaanada maamulka Galmudug.

Waxgaradka waxa ay sheegeen in Ra’iisul Wasaare uu ka baxay balankii uu ka qaaday Markii uu booqday degaanada Waqooyiga gobolka Galgaduud.

War kasoo baxay Waxgaradka ayaa lagu sheegay in aysan ka mid noqon doonin maamulka Galmudug ee uu dhisaayo Ra’iisul Wasaare Kheyre, maadaama aysan ku qancin dadaallada dib u heshiisiinta ah.

Arrintaan ayaa sababi karaysa in uu dib u dhac ku yimaado shirka dib u heshiisiinta ama aynaan wada tegin dhammaan beelaha Galmudug ku abtirsada.

SAADAAL NEWS

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...