Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP DAAWO: Farmaajo, Somalilandta uu la hadlayo waa middee?+Sir Culus

Dood ayaa ka taagan Sida ay Wadahadal Midho-dhal ah u yeelan karaan DF-Soomaaliya iyo Somaliland, Xilu uu maalintii Shalay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo a magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland.

Waxaana gudigan kamid ah Gudoomiyaha Gudigaasi Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, iyo Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) Guddoomiye Ku Xigeenka, Waxaana sidoo kale Xubnaha ku jira kamid ah Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyow),   Dr.Cali Siciid Fiqi,   Sarreeye Guuto Axmed Jaamac Muuse iyo  Xildhibaan Cali Axmed Jaamac (Jangeli).

Somaliland oo Arintaasi maanta ka Jawaabtay ayaa dhankeeda  Ganafta ku dhufutay, iyadoo ku sifaysay Gef Siyaasadeed, waxayna Dawladda dhexe u jeedisay eedaymo kala duwan.

Hadaba Warbixin Xiiso leh ayaa Wariye Asad Cadaani Wuxuu ku eegayaa  Xaalada Labada dhinac, Somaliland Xaqiijiyinka dhabta ah ee yaala, Sidaan Bulshada gobolada Waqooyi uga Midaysnayn Qadiyadda Somaliland iyo Weliba mida Soomaaliya,  Waa midee Somaliland tahay Gooshada rabta ,  Yay tahay inay la hadasho DF-Soomaaliya iyo Arimo kale oo Xasasi ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...