Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Fariid Jaamac iyo Marxuumad Hodan Naaleeye oo ku geeriyooday qaraxii Kismaayo

Inaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun

Waxaa maalinkii shalay ee Jimca ahayd oo ku beegan 12.7.2019 qaraxii ka dhacay Hotel Cascaseey ee magaalada Kismaayo ku geeriyooday alaha u naxiriistee Marxuum Fariid Jaamac Saleebaan iyo xaaskiisa Marxuumad Hodan Naaleeye, kuwaasoo geeridooda aad looga wada naxay.

Geerida naxdinta leh ee Marxuum Fariid Jaamac Saleebaan iyo Marxuumad Hodan Axmed Naaleeye ayaa waxaa looga tacsiyaynayaa dhamaan ehaladii iyo qoyskii ay ka baxeen.

Waxaa si gaar ah tacsi tiiraanyo leh halkaan looga dirayaa Amaal Axmed Naaleeye oo ay walaalo ahaayeen Marxuumad Hodan, taasoo haatan ku sugan magaalada Kismaayo.

Waxaa Labada Marxuum eebbe looga baryay inuu Janadii fardowsa ahayd ka waraabiyo, kitaabkoodana midigta ka siiyo, ehaladii iyo qoyskii ay ka tageena samir iyo iimaan waafi ah ka siiyo. Aamiin, Aamiin.

Waxaa ehelada iyo asxaabta tacsida dirayo ay magacyadooda kala yihiin, sida hoos ku xusan:-

1). Suuban Mahad Dirir

2). Xil. Faadumo Faarax Aadan (Naayn)

3). Daahir Faarax Afdheere

4). Abaadir Daa’uud Dirir

5). Hibo Maxamed Saneey

6). Sucaad Diiriye Xasan

7). Deeqa Faarax GacameeyE

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

————————–

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...