Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay ee Ceerigaabo iyo Shacabka oo Hubka Qaatay

Xaalada magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa maanta aad u Kacsan, Waxaana laga Maqlayaa Rasaas Xoogan, Sidoo kale Ciidanka Somaliland iyo Kuwa Taageersan Kornayl Caarre ayaa dagaal ku dhexmarayaa deegaanka dhoob ee Bariga magaalada ceerigaabo, Kaasi oo dhaliyey khasaare kala duwan.

Gudaha magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag waxaa hada laga maqlayaa Hub Culus,  Sidoo kale Dad shacab ah ayaa Hubka qaatay, Sida ay muujinayaan  Sawirro laga soo qaaday, Kuwaasi oo iska rogay Calanka Somaliland.

masuuliyiinta Maamulka gobolka  ku magacownaa ayaa lagu soo waramayaa inay magaalada uga baxeen dhinaca tuulada Yufle.

Xaalada Cusub ee kasoo Korodhay Gobolka sanaag ayaa kusoo aadaysa iyadooo Horay ay Gobolkaasi uga jireen Colaaado Sokeeye oo kusoo Noqnoqday deegaanka Ceel-Afwayn, Taasi oo sababtay in Madaxwaynaha Somaliland uu dhowaan kusoo Rogo  Xaalad deg deg ah, Inkastoo uu markii dambe la laabtay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...