Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

R/wasaare Khayre oo Safar kale ku Tegaya Cadaado iyo Gaalkacyo maanta

Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa shacabka uga digay in ay guryahooda ka kireeyaan xubnaha ka tirsan Ururka Al-shabaab ama dad aysan aqoon u laheyn oo laga yaabo in ay marka danbe dhibaato geystaan.H

Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in aan loo dulqadan doonin dadka gabaadka siiya ee guryaha ka kireeya sida uu hadalka u dhigay xubnaha ka tirsan Ururka Al-shabaab ee qaraxyada ka geysta magaalada Muqdisho.

Qaar kamid ah Waxgaradka Cadaado ayaa dhowaan  ka hor yimid go’aanka Ra’isul Wasaare Kheyre ee ku aadan in doorashada ka dhacdo magaalada Dhuuso Mareeb, waxa ayna waxgaradka Cadaado shaaciyeen in aysan tageen magaalada Dhuuso Mareeb.

Magaalada Cadaado ayaa sidoo kale waxaa laga dhigay banaan bax looga soo horjeeday Go’aanka Ra’isul Wasaare Kheyre ku shaaciyay in magaalada Dhuuso Mareeb ka dhaceyso doorashada Galmudug.

Kheyre ayaa sidoo kale waxaa laga sugayaa in uu tago Koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana halkaasi gaadhay wafdi horu dhac u ah safarka Kheyre ku tagayo magaalada Gaalkacyo.

Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa safar maalmo badan qaatay ku maraya deegaano iyo degmooyin katirsan Galmudug, waxa uuna Kheyre ka shaqeenayaa sidii loo dhisi lahaa maamul lagu mideysan yahay ee yeelato Galmudug.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...