Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL: Khayre oo Khudbad Xiiso Leh kusoo Bandhigay Guulaha Safarkii Galmudug iyo Sida ay Dawladnimo ugu Hiiliyeen, Doorashada & Shirka (Video)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka GalmudugH

Khayre ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaya u jeediyey  Ganacsata wuxuuna ka hadlay Guulaha ay ka gaadheen Safarkii ay ku yimaadeen Galmudug Madaxda Dawladdu,  Ciidamadii la qarameeyay, Hubkii Dawlada lagu wareejiyey, Shirka loo Qaban doono Reer Galmudug, Doorashada la filayo inay qabsoonto iyo Sida Horumar Baaxad leh loo gaadhsiin lahaa Galmudug oo ah Xudunta Soomaaliya, Islamarkaana Ganacsatadu ay Fursadan uga Faa’iidaysan lahaayeen, dadkana uga Faa’iidayn lahaayeen.

Raysal wasaare Khayre ayaa siwayn u Bogaadiyey Shacabka iyo Madaxda Galmudug oo uu sheegay inay Muujiyeen Bisayl Dawladnimo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Ganacsiga Iyo Wax Soosaarku Waa Lafdhabarka Dhaqaalaha, Dhaqasgada Xoolaha Iyo Kaluumeeysiga Iyo Beeraha, Waa In Ahmiyada Gaar Ah Lasiiyo Tayeeyntoodana Awooda Lasaaro.

    Laakiinse Indhaweeydba Waxaa Muuqata Iney Dalalka Shisheeye’ Ee Sooduulay Ay “Curyaamiyeen” Ilihii Dhaqaale’ Ee Soomaaliya Tusaalena Waxaa U Ah.

    1- Guud Ahaanba Badda Waxaa Gacanta Kudhigay Dalal Shisheeye Khayraadkkina Gacanta Soomaaliya Kumajiri.

    2- Dhulbeereedkii Iyo Magaalooyinkii Wax Soosaarku Lahaa Ciidamada (Amisom) Ayaa Xoog Kuhaysta Shacabkiina Wayka Qaxeen.

    3- Shacabkii Beeraleeyda Ahaa Iyo Xoola Dhaqatadii Iyo Hantidoodaba (Diyaarado) Shisheeye Ayaa Burburinaaya!.

    4- Dhalinyaradii Dalka Kashaqeeya Lahayd Ama Difaaci Lahayd “Xabsiyada” Ayay Ka Buuxaan?? hay’ado Ama NGO’yo Ayaaba Ganacsi Kasameeysta!! Xabsiyada Dhalinyarada Soomaaliyeed Kuxiranyihiin “Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisab??.

    Sidaasi Darteed Dagaalka Shisheeyuhu Ay Soomaaliya Kusooqaadeen Waamid Wajiyo Badan Badan Leh Wuxuuna U Baahanyahay Daraasaad Iyo Cilmi Baarid Qoto Dheer In Lagusameeyo,
    Fiiro Gaar Ahna Looyeesho Dhaqdhaqaaqa Shisheeyuhu Ay Dalka Gudihiisa Kawadaan.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Saciid Deni “Wax la yiraah waqti Kororsi kama dhici karo dalkaan, Soomaali waxay heshiis ku tahay afar sano”
- Sep 17, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay warar maalmihii la ...
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/372889296990352/
DAAWO:-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliya oo Bogaadiyay Shirka hay’adaha Maareynta xuduudaha dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
- Sep 17, 2019
https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/398265870889952/