Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Doorashooyinka Jubbaland

Wasaaradda arrimaha gudaha,federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka ayaa goor dhow soo saartay go’aamo cusub oo la xiriira doorashada Jubbaland.


Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in odayaasha dhanka iyada oo la adeegsaday ee saxda ah in liiskooda ay wada saxiixayaan wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo midda dowlad-gobolleedka Jubbaland.


Sidoo kale, warka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ayaa lagu caddeeyay in halkii kursi loo soo xulayo hal xildhibaan oo kaliya.
Hoos ka akhri warsaxaafadeedka;


Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...