Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Maxaad Ka Taqaan Wax Qabadkii Maamulka Galmudug Ee Magaalada Balanballe?

Balanballe iyo Waxqabadkii Galmudug…..

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa muddadii uu jiray ku guulaystay wax ka qabashayda Horrumarinta magaalada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, taa oo kaalin wayn oo muuqata uu ka qaatay Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo isku howlay in Degmada ay heshay adeegyada aas’aasiga ah oo ay helaan degmooyinka la midka ah ee Galmudug. Ballanballe waxa ay heshay fursad kale oo Dahabi wixii Burburkii Dowladdii dhex ka dambeeyay taa oo ah in ay kamid noqotay degmooyinka heer Gobol iyo Heer Qaran hela adeegyada Dowladda dhexe Ee Soomaaliya Hadaba Maxuu y qabtay Balanballe 4tii sano uu jiray maamulka Galmudug

1. In Maamul dhamaystiran loo dhisay Degmada Balanballe.

2. In la hirgaliyay la shaqaynta balanballe dhammaan Hay’adaha Dowladda iyo kuwa International ka ah oo an horay uga shaqayn jirin Degmada.

3.Hirgalinta Nalal Solar ah oo ay heshay Balanballe

4. Dhamaystirka Xarunta Degmada

5. Hirgalinta Guriga Hooyooyinka.

 6. Hirgalinta Garoon Kubadda lagu ciyaaro.

 7. Dhaqaalo la siiyay Ganacsatada yaryar.

8. Dib u heshiisiin dhex martay beelaha Mareexaan,Cayr,iyo Dir.

9. Ceelasha Biyaha oo Shaqa badan laga qabtay.

10. Golaha Degaanka magaalada oo wajiyo badan soo maray hadana Gabogabo ah.

11. Ka qayb qaadashada iyo Dhisidda golo Guurto oo degmada yeelato.

12. Dhisidda Isbitaalka Balanballe.

13. Dhisidda Dugsiga sare ee Balanballe.

14. Caawinta dadka degaanka xilligii Abaarta ay ka dhacday degaanada u dhaw Degmada Balanballe.

 Dhammaan adeegyadan oo ah kuwa ay isku howleen dadka degaanka oo taageero ka helayo Galmudug iyo Dowlad goboleedka Galmudug waa kuwa ay ka faa’idaysteen Shacabka Degmada oo Baahiya badan u qabay. Waxqabadkaa aan qarsoonayn ee uu kaalinta xooggan Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug waxa uu madan yahay in ammaan iyo Bogaadin ballaaran loo jeediyo si loogu dhiirigaliyo waxqabadkiisi mudada uu joogo maamulka Galmudug iyo ka horba uu qabtay.

Dhiirigalinta madaxdeena waa mid kamid ah waxyaabaha sahli kara in ay sii laba jibaaran deddaaladooda iyo Shaqada ay ummadda u hayaan.

Guul iyo Gobannimo…

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...