Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gabadh Soomaaliyeed oo xil muhiim ah ka qabatay dalka Britain

Gabar ardayad ah oo lagu magacaabo Zamzam Ibraahim ayaa waxaa ay la wareegtay xika madaxa guud ee National Union of Student (NUS) .

Gabadhaan ayaa waxa ay la tartameysay musharixiin ka badan 750, kuwaas oo dhamaantood doonaayay xilka NUS.

Zamzam ayaa waxa ay la wareegtay xilkaan 1 luulyo iyada oo hayn doonto ilaa 2024, waxa ay hogaamin doontaa in ka badan 7malyan oo ku medeeysan NUS.

Zamzam ayaa mar ay soo galisay Twitterkeeda waxa ay sidiiran u soo dhaweeysay xilka mugga weyn oo ay u heyso arday dalka Britain.

https://mobile.twitter.com/ZamzamMCR/status/1145697940025085952
Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...