Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

XAAF OO DOWLADDA FEDERAALKA U WAKIISHAY DIB U HESHIISIINTA IYO DOORASHADA GALMUDUG

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in uu Geeddi-socodka dib u-heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug u wakiishay wasaaradda Arrimaha gudaha  Federaalka iyo Dib u-heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya   

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in kadib markii uu arkay Dastuurka Galmudug iyo sidoo kale baahida loo qabo dib u-heshiisiinta iyo midaynta Galmudug uu go’aansaday in uu dowladda Federaalka Soomaaliya u wakiisho hawlahaasi.

Dhinaca kale war-saxaafadeedka ayaa lagu faray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Galmudug in ay sii wataan waajibaadkooda ay bulshada u hayaan inta laga soo dhisayo dowlad cusub.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...