Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL: Faarax Macalim “Somalia Bisayl ayay Kenya u muujisay, Waxaana Hogaanka Qabtay Rag Quusiyey Carab, Cadaan iyo Afrikaanba” [Waraysi]

Siyaasiga Faarax Macalim ayaa ka hadlay Xiisada ka dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya, taasi oo Mudooyinkii dambe Sii korodhay iyadoo kenya ay qaaday Tallaabooyin ay ku cadaadinayso.H

Faarax ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay Muujisay Bisayl Siyaasadeed, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Xidhiidhka Baaxada wayn ee labada dhinac ka dhexeeya iyo Faa’iidooyinka ay Dawladda Kenya ku Qabto Soomaalida.

Wuxuu xusay Dhaqaallaha Tirada badan ee Qurbajoogta Soomaalidu ay geliyeen Kenya, 

agoo Sheegay in labada dal isku baahan yihiin.

Xukuumadda Soomaaliya ayuu sheegay inay Noqotay Dawlad go’aankeeda leh, taasi oo Dawladihii Carabta iyo dalalka Derisku ay weli qaadan la’yihiin.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

VIDEO: MW Biixi Oo U Soo Hanjabay MW Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika oo soo gaaray Muqdisho+Faahfaahinta
- Jul 20, 2019
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South ...